Samsung Galaxy S26 Ultra waa mid ka mid ah telefoonada ugu fiican 2026.
Waxa uu leeyahay camera aad u awood badan, storage weyn (512GB), iyo performance aad u degdeg ah.
Haddii aad rabto smartphone casri ah oo premium ah, tani waa doorashada ugu fiican.
Features:
- 512GB Storage
- 200MP Camera
- Long Battery Life
- Fast Performance